Qarax dhimasho & dhaawac badan sababay oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa caawa salaadii maqrib ka dib waxaa uu ka dhacay nawaaxiga isgoyska Sanca  ee Degmada Kaaraan , waxaana qaraxan dhawaqiisa laga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan oo noociisu ahaa Miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday Gaari uu la socday Gudoomiye kuxigeenka dhinaca amniga Degmada Dayniile Axmed Nuur … Continue reading Qarax dhimasho & dhaawac badan sababay oo Caawa ka dhacay Muqdisho